Skip to content
No results
  • Home
  • Portfolio
  • Gallery
  • Resources
  • Contact
  • About
Wadani
Wadani
  • Home
  • Portfolio
  • Gallery
  • Resources
  • Contact
  • About
Wadani
Wadani
  • Uncategorized

Dadkii loo qabtay dilka ganacsade Soomaali ah oo lagu dhaawacay xaafadda Islii oo maydadkooda la helay

Warbaahinta Kenya ayaa siyaabo kala duwan ugu warramaysa kiiska nin ganacsade Soomaali ah oo lagu magacaabo Aadan Cali Maxamed, kaas oo dhawaan dhaawac iyo dhacba loogu gaystay xaafada Islii ee Magaalada Nairobi. Saddex ka mida dadkii tuhmanayaasha kiiska ahaa ee…

  • hanafi
  • November 27, 2024
  • news

Sidee lagu waayay saddex haween Soomaali ah oo maydadkooda la helay gudaha Kenya?

Magaalada Nairobi waxaa lagu dilay 3 haween ah oo hal qoys ka soo wada jeeda maalintii shalaya ahayd, sida ay sheegeen qaraabadooda oo la hadlay BBC da. Haweenka al dilay oo dhammaantood Soomaali ahaa ayaa waxaa meydadkooda laga kala helay…

  • hanafi
  • November 27, 2024
  • Uncategorized

Guddoomiyaha ganacsatada Islii: Gabdhaha deggan xaafadda waa inay ka taxadaraan raacidda mootooyinka

Suuqyada ganacsiga ee xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa maanta xiran, iyadoo ganacsatada iyo dadweynuhu ay dhigeen dibadbax looga ashkatoonayo dil loo gaystay saddex haween oo Soomaali ah oo maydadkooda la soo dhigay xaafado kala duwan. Goobaha laga dukaamaysto ee…

  • hanafi
  • November 27, 2024
  • Uncategorized

Gobolka Banaadir oo mamnuucay mootooyinka ay gabdhaha gadaal ka raacan

Israel ayaa weerartay Lubnaan ka hor heshiiska la filayo in ay la galaan Xisbullah Toddobo qof ayaa ku dhintay kaddib markii Israel ay hawada ka duqeysay bartamaha magaalada Beirut sidaasina waxaa sheegay wasaaradda caafimaadka Lubnaan. Sidoo kale wasaaradda waxay sheegtay…

  • hanafi
  • November 27, 2024
  • Uncategorized

Jimcaha Madoow: Maxay tahay, mase bixisaa qiimo dhimista ugu fiican?

Malaayiin dad ah oo ku kala nool daafaha adduunka ayaa ka warqaba in Black Friday ‘Jimcaha Madoow’ ay dhowaan imanayso – 29ka Noofambar – haddii ay doonayaan in ay lacag kharash gareeyaan iyo haddii kaleba. Daaqadaha dukaamada iyo sanduuqyada iimaylka…

  • hanafi
  • November 27, 2024
Copyright © 2025 - WordPress Theme by CreativeThemes